Liverpool Oo Wadnaha Farta Ku Haysa Xilli Kooxaha Doonaya Kabtankoodu Sii Badanayaan.

Kooxda Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay ku soo biirtay tartanka loogu jiro xiddiga khadka dhexe kooxda Liverpool ee Jordan Henderson sida ay sheegayaan wararku. Xiddiga reer England ayaay 2 sano uga dhimantahay heshiiskiisa kooxda Liverpool waxana uu iska diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda kadib wadahadalo uu la qaatay kooxda. Wargayska […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII