Liverpool oo Xaqiijisay in Virgil Van Dijk uu Ciyaaro ama in uu Dhaawac ku seegayo kulanka Leeds

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay haddiiba daafaca dhexe ee kooxdiisa ee Virgil Van Dijk uu taam buuxa u yahay kulanka ay Leeds United booqanayaan toddobaadkan. Jamaahiirta Liverpool ayaa wadnaha farta ku hayay kaddib markii uu Virgil dhaawac gaadhay ciyaartii xulka Netherlands ay 6-1 uga adkaadeen dhigooda Turkey, VVD ayaa baxay isaga […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII