Liverpool oo xiisaynaysa xiddiga Chelsea ee Callum Hudson-Odoi

Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka Chelsea Callum Hudson-Odoi . 20 jirkaan ayaa ku dhibtooday inuu boos joogto ah ka helo safka hore ee Thomas Tuchel wuxuuna kaliya ka soo muuqday mid ka mid ah shantii kulan ee Premier League ee Blues ilaa iyo haatan xilli ciyaareedkan. Hudson-Odoi ayaa si aad ah […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII