Liverpool oo xiiso u muujineysa garabka Real Madrid Marco Asensio

Liverpool ayaa isha ku haysa dalabka xiddiga garabka uga ciyaara Real Madrid Marco Asensio bisha Janaayo. Taasi waa sida laga soo xigtay Todofichajes madama Asensio uusan ku jirin qorshaha tababare Carlo Ancelotti xilli ciyaareedkan iyo wixii ka dambeeya. 25 jirkaan ayaa heli kara koox cusub, haddii dalab ku habboon uu yimaado Real, waxaana jira xiiso ka imaanaya kooxaha Premier League. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII