Liverpool Rajo Miyay Ka Leedahay In Xagaagaan La So Wareegaan Saul Niguez ?

Liverpool ayaa lagu waramayaa in ay ku horeeyaan baacsiga loogu jiro saxiixa qadka dhexe kooxda Atletico Madrid ee Saul Niguez Laacibkaas reer Spain ayaa hishiiskiisa waxa uu dhacayaa 2026-ka balse balse waxa uu waayay boos joogto ah xilli ciyaareedkii hore ah taasi oo keentay in uu dalbado in la fasaxo United iyo Chelsea ayaa qeyb […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII