Liverpool Sidee u aragtaa Mushaharka uu Dalbaday Xidiga Mo Salah

Liverpool ayaa dagan oo aan jahwareer u arkin dalabka qandaraaska ee Mohamed Salah . Liverpool ayaa ku kalsoon ‘inuu Salah u saxiixi doono qandaraas cusub ilaa 2025 inkasta oo xidiga Masaariga dalbanayo 500,000 oo Ginni isbuucii si uu u sii joogo Merseyside, sida ay qortay Daily Star . Salah wuxuu durbaba ka mid yahay xiddigaha ugu mushaarka badan Liverpool , laakiin Jurgen Klopp […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII