Liverpool Waxay isticmaashay Dhiirogalintii 2005 si dib ugu soo laabato. (warbaahinta Ingariiska)

kooxda Liverpool oo caawa ku ciyaareysay Garoonkeeda Anfield ayaa 3-2 waxay ugu badisay kooxda Ac Milan oo markii hore hogaanka heysay. Warbaahinta Ingariiska ayaa ciwaano ahaan u soo qaatay in kooxda Liverpool ay Caawa dhiirogalin u soo qaadatay cashirkii ay sameesay 2005 markaasi oo kooxda Ac Milan u dhigtay Taariikh-dii cajiib aheyd ee Champions league. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII