Luis Suarez Oo Fariin U Diray Barcelona Kadib Markii Uu Horyaalka La Liga Ku Hogaamiyay Atletico Madrid.

Xiddiga kooxda Atletico Madrid ee Luis Suarez ayaa fariin u diray kooxdiisii Hore ee Barcelona kadib markii uu Atletico Madrid ku hogaamiyay ku guulaysiga horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan. Kooxda Barcelona ayaa iska dirtay Luis Suarez xagaagii kadib markii ay u sheegtay in aan looga baahnayn kooxda waliba tahay in uu koox cusub raadsado. Luis […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII