Luka Modric Oo Magacaabay Xulka U Sharaxan Ku Guulaysiga Euro 2020, Mana Ahan Xulka France.

Kabtabka xulka Qaranka Croatia ee Luka Modric ayaa sheeay in uu xulka qaranka England u sharaxanyahay ku guulaysiga tartanka Euro 2020 xagaagan. Modric ayaa ka mid ahaa xulkii Croatia ee iska xaadiriyay Final-ka koobkii adduunka iyaga oo u waayay xulka qaranka France kulankii ugu dambeeyay ee tartanka. Xulka Craotia ayaa kulankoda ugu horeeya ee tartanka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII