Lukaku oo go’an iyo War ka soo saaray Dabaal dagii ka Fashilmay Kulankii Aston Villa

Weeraryahanka kooxda Chelsea Romelu Lukaku ayaa sheegay in uu iska deenidoono dabaal-daga nuuca uu shalay sameeyay ee jilbaha isagoo fashilmay. Lukaku ayaa ka caawiyay Blues inay 3-0 kaga badiso Aston Villa si ay dhibcaha ula bar-bar dhigto Manchester United kulankii Premier League. Inkasta oo uu qaab ciyaareedkiisii ​​ugu fiicnaa uu soo bandhigay, haddana daawadayaal badan ayaa ku kaftamay ciyaaryahanka reer Belgium ka […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII