Luuk de Jong: Waan la ciyaari karaa Memphis; Waan ka duwanahay weeraryahannada kale ee Barcelona

Luuk de Jong ayaa sheegay inuu taam yahay diyaarna u yahay inuu u ciyaaro Barcelona . Weeraryahanka Sevilla , oo haatan amaah ku jooga Barca xilli ciyaareedkan, ayaa saaka loo soo bandhigay warbaahinta maxalliga ah. Wuxuu yiri, “Maalmihii ugu horreeyey aad bay u wanaagsanaadeen, si fiican ayay ii qaabileen, waana ogaaday tan iyo maalintii koowaad. Xiriir wanaagsan ayaan la leeyahay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII