Maal-Qabeenka Daniel EK Oo Shaaca Ka Qaaday Dalab Uu Ka Gudbiyay Iibsiga Arsenal?

Aasaasaha shirkadda Spotify ee Daniel Ek ayaa shaaca ka qaaday in laga diiday dalab uu ku doonayay in uu ku iibsado kooxda Arsenal xilli uu wali isha ku hayo in uu iibsado kooxda. Maalqabeenka reer Sweden ayaa ah Taageere Arsenal ah waxana uu Bogiisa Twitter-ka ku soo qoray warbixin uu ku muujiyay xiisaha uu u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII