Maamulka Barcelona oo isbadal ku sameesay Waqtigta uu soo laabanayo Ansu Fati

Maamulka Barcelona ayaa go’aansaday inay dib u dhigaan soo laabashada Ansu Fati. Garabka da’da yar ayaa ku soo laabtay garoonka tababarka toddobaadkii hore ka dib markii uu ka soo kabsaday qaliin jilibka ah sanad ka hor. AS ayaa sheegeysa, in qorshayaasha soo laabashada ciyaarta ee bishaan dib loogu dhigidoono ilaa Oktoobar. Fati kuma lug yeelan ciyaartii saaxiibtinimo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII