Madaxa Bayern Munich Salihamidzic oo qirtay xiisaha Haaland

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Agaasimaha isboortiga Bayern Munich Hasan Salihamidzic ayaa qirtay inay xiiseynayaan weeraryahanka Borussia Dortmund Erling Haaland. Salihamidzic ayaa sheegay in kooxdu ay noqon doonto mid awood leh haddii aay u dhaqaaqdo bartilmaameedka Manchester United iyo Manchester City Erling Haaland. “Kani waa ciyaaryahan heer sare ah oo malaha dunida oo idil ay rabto. Dabcan halkaas ayaan anaga fiirineynaa. Haaland ayaa lagu soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII