Madaxa Kooxda Roma Pinto oo London gaaray si uu u Dhameestiro heshiiska Abraham ee Chelsea

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxa kooxda Roma Tiago Pinto ayaa ku sugan London si uu u xiro heshiiska weeraryahanka Chelsea Tammy Abraham. Sky Italia ayaa sheegeysa in Pinto uu Arbacadii u soo duulay London si uu u soo gabagabeeyo heshiiska £ 34m ee Abraham. Roma ayaa raadineyso weeraryahan cusub ka dib markii la fasaxay Edin Dzeko, oo ku biiray Inter Milan […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII