Madaxa PSG Leonardo oo qirtay in Mbappe uu doonayo inuu baxo

Agaasimaha ciyaaraha Paris Saint-Germain Leonardo ayaa qirtay in Kylian Mbappe uu doonayo inuu baxo. Hadalka Leonardo ayaa imanaya saaka xilli ay soo baxayaan warar sheegaya in Real Madrid ay u soo bandhigtay lacag dhan 160m . Leonardo ayaa u sheegay RMC Sport : “Kylian Mbappé wuxuu doonayaa inuu baxo, taasi waxay u muuqataa mid cad … Haddii uu doonayo inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII