Madaxda Sevilla oo xaqiijiyay in Chelsea ay dooneyso Jules Kounde

Madaxweynaha Sevilla Jose Castro ayaa xaqiijiyay in kooxdiisa ay dalab ka heshay Chelsea oo ku aadan Jules Kounde xagaagii hore. Xiddiga reer France ayaa xagaagii oo dhan xiiso u qabay Blues laakiin ugu dambayntii wuxuu sii joogay Spain ka dib markii Chelsea ay diiday inay la kulanto qiimaha Sevilla. Kounde ayaa la fahansan yahay inuu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII