Madaxweynaha Barcelona Ee Joan Laporta Oo Diyaar U Ah In Uu Iibiyo Laba Xiddig Oo Ka Mid Ah Xiddigaha Ugu Muhiimsan Kooxda.

Madaxweynaha Kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa lagu soo waramayaa in uu qarxinayo lama filaan kooxdana ka iibinayo laba ka mid ah xiddigaha laf dhabarta u ah kooxda. Waxa sidaas laga soo xigtay saxafiga El Chiringuito ee Alfredo Duro kaas oo sheegay in uu Laporta ogolaaday in kooxa laga diro laba xiddig oo ka mid […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII