Madaxweynaha Fiorentina oo xaqiijiyay xiisaha Manchester City, iyo Tottenham Hotspur ee Dusan Vlahovic

Madaxweynaha Fiorentina Rocco Commisso ayaa xaqiijiyay in kooxaha premier league ay xiiseynayaan saxiixa Dusan Vlahovic inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. 21 jirkaan ayaa ku riyaaqay olole cajiib ah 2020-21 La Viola, isagoo shabaqa soo taabtay 21 jeer 37 kulan oo uu saftay horyaalka Talyaaniga. Tottenham Hotspur ayaa si xoogan loola xiriirinaayey weeraryahanka, […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII