Madaxweynaha PSG Al-Khelaifi oo go’an Adag kasoo saaray bartilmaameedka Real Madrid Mbappe

Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi ayaa ku adkeysanaya in Kylian Mbappe uusan iib ahayn xagaagan. Mbappe ayaa weli lala xiriirinayaa Real Madrid maadaama qandaraaskiisa uu dhacayo xilli ciyaareedkan. Laakiin Al-Khelaifi ayaa leh: “Mbappe waa ciyaaryahan PSG ah, wuxuu si cad u sheegay inuusan dooneynin inuu ka tago kooxda, waan ognahay mustaqbalkiisa. “Hore ayuu u sheegay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII