Man City, Arsenal & Man United Oo Guulo Ku Soo Xidhay Xilli Ciyaareedkooda.

Kooxaha Man City, Man United iyo Arsenal ayaa guulo ku soo xidhay xilli ciyaareedkooda horyaalka iyaga oo garaacay kooxaha Brighton, Everton iyo Woves. Man City Vs Everton: Kooxda Ku guulaystay horyaalka ee Man City ayaa guul ugu dabaal dagtay horyaalka iyaga oo garaacay Everton kulan dhinac kaliya ahaa waliba ay macasaaleemeeyn xiddigooda Sergio Aguero. Man […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII