Man City Mise Man United? Jack Grealish Oo Doortay Kooxda Uu Ku Biirayo Xagaagan.

Kabtanka kooxda Aston Villa ee Jack Grealish ayaa lagu soo waramayaa in uu doortay kooxda uu ku biirayo labada Manchester suuqa kala iibsiga xagaagan. Xiddiga 25 jirka ah ayaa ku riyaaqay xilli ciyaareed cajiib ah isaga oo dhaliyay 7 gool 12 kalena caawiye ka noqday xilli ciyaareedkii dhamaaday. Qaab ciyaareedkiisa ayaa keentay in uu xiiso […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII