Man City Oo Badalka Raheem Sterling Ka Heshay Premier League.

Kooxda Man City ayaa lagu soo aramayaa in ay xiddiga kooxda Aston Villa ee Jack Grealish u calaamdsatay badalka Tooska ah ee Xiddiga Raheem Sterling. Raheem ayaa xilli ciyaareedkan ka baxay qorshaha Tababare Pep Guardiola isaga oo aan kooxda u ciyaarin kulamada muhiimka ah ee ay kooxdu ciyaartay uguna dambeeyay kulankii Champions League ee PSG. […]
Source: laacib

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII