Man City oo dalab kama dambeys ah ka gudbin doonta weeraryahanka Tottenham Harry Kane

Manchester City ayaa diyaar u ah inay hal dalab oo kama dambeys ah ka gudbiso weeraryahanka Tottenham Harry Kane . The Telegraph ayaa sheegeysa in City ayaa isku diyaarineysa inay dalab ka gudbiso Kane ka hor dhamaadka suuqa kala iibsiga. Kooxda Pep Guardiola ayaa dhawaan aragtay dalab £ 125million ah oo ay ku dooneyso kabtanka England waxaana si weyn u […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII