Man City Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Harry Kane & Tottenham Oo Ka Jawaabtay Dalabkaas

Kooxda Man City ayaa dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Tottenham ee Harry Kane sida ay sheegayaan wararku. Man City aya suuqa ugu jirta badalka Sergio Aguero kaas oo ka tagay kooxda kuna biiray kooxda Barcelona kadib markii uu dhacay heshiiskiisa kooxda kadib 10 sano oo uu joogay kooxda. Kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII