Man City Oo Dhexda U Galaysa Saxiixa Xiddig Ay Man United Aad U Doonaysay.

Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay qorshaynayso in ay Man United ka afduubato saxiixa xiddiga daafaca uga ciyaara kooxda Real Madrid ee Raphael Varane. Xiddiga reer France ayaa si aad ah loo filayaa in uu isaga tago kooxda Real Madrid xagaagan xilli uu diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda caasimada. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII