Man City Oo Doonaysa In Ay Iska Iibiso Bernardo Silva

Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay iska iibiso xiddiga khadka dhexe ee Bernardo Silva suuqa xagaaga xilli uu Guardiola doonayo in uu isku shaandhayn ku sameeyo kooxdiisa. Xiddigii hore ee Monaco ayaa door muhiim ah ka ciyaaray gaadhista Man City ee Final-ka champoons League isaga oo dhaliyay hal gool […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII