Man City Oo Doonaysa Weeraryahan Horay Ula Soo Shaqeeyay Pep Guardiola.

Manchester City ayaa isha ku heysa weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski iyaga oo isku diyaarinaya in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga reer Poland inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Heshiiska weeraryahanka Robert Lewandowski ee kooxda Bayern Munich ayaa dhici doona xagaaga 2023 waxana si weyn loola xidhiidhinayaa in uu isaga tagayo kooxda Bayern Munich. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII