Man City Oo Faa’iido Ku Qabta Ku Biirista Jadon Sancho Ee Man United.

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay hesho gunno labaad markii Jadon Sancho uu dhameystiro ku biiristiisa kooxda ay xafiiltamaan ee Manchester United xagaagan. Xiddiga Sancho ayaa qarka u saaran inuu dib ugu laabto England ka dib markii United ay heshiis 72.9 milyan euro ah la gaartay Borussia Dortmund Arbacadii. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII