Man City Oo Garaacday Crystal Palace Talaabo Kalena U Qaaday Ku Guulaysiga Horyaalka Premier League.

Kooxda Man City ayaa garaacay kooxda Crystal Palace kulan ka tirsanaa premier League waliba talaabo muhiim ah u qaaday ku guulaysiga horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Kulanka ayaa ahaa mid adag qaybtii hore iyada oo ay Crystal Palace iska caabisay kooxda hogaaminaysa horyaalka premier League iyaga oo si fiican u difaacday goolkooda. Si kasta ha […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII