Man City Oo Go’aan Ka Gaadhay Baacsiga Antoine Griezmann

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inaysan xiiseyneynin saxiixa weeraryahanka Barcelona Antoine Griezmann. Barcelonayuu cadaadis ku saaranyahay in ay iska iibiso xiddigaha ugu mushaharka badan kooxda si ay u buuxiso xeerka La Liga ee mushaharka iyo in ay diwaan gashato xiddigaha cusub ee ku soo biiray kooxda taas oo shaki weyn galisay mustaqbalka Griezmann. City […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII