Man City Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Raheem Sterling

Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay diyaaar u tahay in ay iska iibiso xiddiga Raheem Sterling iyada oo kooxdu isku dayayso in ay lacag u uruuriso saxiixa xiddigaha Harry Kane iyo Jack Grealish suuqa xagaagan. Kooxda Pep Guardiola ayaa la sheegayaa inay isha ku heyso inay dhameystirto labada saxiix ee xiddiaha Kane iyo Grealish […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII