Man City Oo Heshiis Isku Badalasho Ah U Soo Bandhigtay Atletico Madrid.

Kooxda Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay Atletico Madrid u soo bandhigtay xiddiga khadka dhexe ee Bernardo Silva si ay u helaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Saul Niguez sida ay sheegayaan wararku. Kooxda La Liga ka ciyaarta ayaa dhankeeda xiiso u qabta saxiixa xiddiga Bernardo Silva waxana ay doonayaan saxiixiisa inta lagu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII