Man City oo indhaha ku haysa xiddiga qadka dhexe ee Leeds Phillips

Manchester City ayaa si weyn u xiiseyneysa inay soo xerogeliso xiddiga qadka dhexe ee England Kalvin Phillips oo ka tirsan Leeds United . Ciyaaryahanka khadka dhexe ee difaaca ayaa arkay saamigiisa oo sare u kacay tan iyo bandhigiisii ​​cajiibka ahaa ee Seddexda Libaax ee Euro 2020 xagaagii. Sida laga soo xigtay wargeyska Isbaanishka Fichajes , City hadda waxay ku jirtaa tartanka loogu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII