Man City Oo Isha Ku Haysa Saxiixa Sergio Ramos.

Shabakada ESPN ayaa sheegtay in kooxda heysata Horyaalka Ingiriiska ee Manchester City ay ka fiirsaneyso inay lasoo saxiixato kabtanka iyo daafaca kooxda Real Madrid, Sergio Ramos suuqa xagaaga sida ay sheegayaan wararku. Heshiiska Ramos ee Real Madrid ayaa dhacaya 30-ka June waxana uu ilaa haatan ku fashilmay in uu heshiis cusub la gaadhay kooxda Real […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII