Man City Oo Markii Ugu Horeeysay Gaartay Finalka Champion-ka , PSG Ayay Ceebeysteen , Chelsea Vs Real Cidda Soo baxda Ayay Sugayaan

Man City ayaa iska xaadirisay finalka Champion-ka waxa ayna ka taqaluseen PSG oo aan ka faa`ideysan hanaan ciyaareedkoodii wacnaa ee qeybta hore Sheekada labada qeyb : Man City ayaa PSG nasiinada ugu dirtay hal gool oo nadiif ah waxa ayna wada ciyaarayeen lugta labaad ee wareegga 4-ta Champion-ka PSG ayaa ciyaareysay kubad cadaadis leh kaliyana […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII