Man City Oo Rikoor Dhanka Suuqa Ingiriiska Ah Jibineysa , Dalab Madax Wareer A h Ayay Ka Geeyeen Jack Grealish

Man City ayaa diidan in ay gacan taagaan loolanka Grealish  waxa ayna maanta ka geeyeen dalab aad u sareeya Wargeyska The Telegraph ayaa sheegaya ain City geeyeen dalab gaaraya 100 milyan oo gini si 25 sano jirkaan u helaan xagaagaan Haddii hishiiskiisa uu dhaco waxa uu noqonayaa hishiiskii ugu sareeyay kubadda Ingiriiska waxa uuna jibinayaa […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII