Man City Oo Si Lama Filaan Ah Ugu Dhaqaaqaysa Xiddig Uu Pep Guadiola Ka Jeclaaday Chelsea.

Manchester City ayaa xiiseyneysa daafaca midig ee kooxda Chelsea Reece James waxayna xiddigan qaab ciyaareedka fiican kujira ku dartay Liiska xiddigaha ay doonayaan suuqa xagaagan sida ay wararku sheegayaan. Tababare Pep Guardiola ayaa la sheegayaa in uu la dhacsanyahay xiddiga James waxana uu doonayaa in uu ka dhigo saxiixyada uu doonayo suuqa xagaaan xilli uu […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII