Man City Oo U Dabaal Dagtay Ku Guulaysiga Premier League Markii 7-aad Ee Taariikhdooda, Daawo Muuqaalka

Kooxda Man City ayaa si Rasmi ah ugu guulaystay horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan kadib markii ay Leicester City garaacda kooxda Man United oo ahayd kooxda ugu dhawayd. Man City ayaa koobka kala wareegtay kooxda Liverpool oo ku guulaysatay xilli ciyaareedkii hore waxana ay markii 7-aad ee taariikhdooda ku guulaysteen horyaalka premier League. Kooxda Pep […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII