Man City Oo U Dhaqaaqaysa Xiddig U Soo Ciyaaray Liverpool.

Kooxda Man City ayaa lau soo waramayaa in ay isku diyaarinayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddigii hore ee kooxda Liverpool haatana u ciyaara Southampton ee Danny Ings si ay ugu badasho Xiddiga Sergio Aguero. Danny Ings, oo 29 jir ah, ayaa si joogto ah uga tagay Liverpool xagaagii 2019, isaga oo ku biiray kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII