Man City Oo Xaqiijisay Qorshohooda Kun Aadan Badalka Sergio Aguero

Gudoomiyaha kooxda Manchester City Khaldoon Al Mubarak ayaa sheegay in kooxda Man City suuqa ugu jirto badalka Weeraryahanka Sergio Aguero xagaagan. Aguero ayaa isaga tagay Man City kadib 10 sano oo uu joogay kooxda waxana uu ku biiray kooxda Barcelona oo uu heshiis 2 sano ah u saxiixay. City ayaa si aad ah loola xiriirinayay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII