Man United, Arsenal Mise? Ruben Neves Oo Si Maldahan U Go’aamiyay Meesha Uu Ka Ciyaari Doono Xilli Ciyaareedka Cusub.

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Wolves Ruben Neves ayaa si maldahan u sheegay inuu diyaar u yahay inuu sii joogo Wolverhampton Wanderers xilli uu xiiso ka helayo kooxaha Arsenal iyo Man United. Iyada Kooxaha Man United iyo Arsenal waayi karaan xiddigaha Paul Pogba iyo Granit Xhaka xiddiga Ruben Neves ayaa bartilmaameed u noqday labada kooxood […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII