Man United Mise Arsenal? Kooxdee Ku Horaysa Baacsiga Loogu Jiro Ruben Neves.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay hogaamineyso loolanka loogu jiro saxiixa Xiddiga khadka dhexe ee Wolverhampton Wanderers Ruben Neves inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaagan. Xiddiga reer Portugal ayaa la filayaa in uu isaga tago Wolves xagaagan iyada oo Wolves diyaar u tahay in ay ku iibiso lacag dhan 35 milyan oo euro. […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha†

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII