Man United Mise Liverpool? Yves Bissouma Oo Loo Sheegay Kooxda Ay Tahay In Uu Ku Biiro.

Yves Bissouma ayaa loo sheegay inuu iska diido xiisaha Liverpool si uu u dhameystiro ku biiristiisa Manchester United. Waxa sidaas aaminsan Halyeeyga kooxda Arsenal ee Ian Wright kaas oo ay kooxdiisii hore sidoo kale xiisaynayso saxiixa xiddiga Brighton. Xiddiga reer Mali ayaa qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay kooxda Brighton xilli ciyaareedkan isaga oo soo […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII