Man United Mise Villarreal? Rio Ferdinand, Owen Hargreaves & Paul Scholes Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Europa League.

Rio Ferdinand, Owen Hargreaves iyo Paul Scholes ayaa dhamaantood u saadaaliyay Manchester United inay ku guuleystaan ​​finalka Europa League ee ay la ciyaarayaan Villarreal. Red Devils ayaa gaadhay Final-koodii ugu horeeyay intii uu Ole Gunnar Solskjaer hogaaminayay kooxda kadib markii ay Roma ku garaaceen 5/8 natiijada labada kulan ee Semi-final-ka. Kooxda Man United ayaa la […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII