Man United Oo Badalka David De Gea Ka Heshay La Liga.

Kooxda Man United ayaa isku diyaarinaysa in ay u dhaqaaqdo saxiixa Goolhayaha kooxda Atletico Madrid ee Jan Oblak si ay ugu badasho goolhaye David De Gea kaas oo lala xidhiidhinayo in uu isaga tagayo kooxda. David De Gea ayaa waayay booskiisa kooxda Man united isaga oo ka dambeeya Goolhaye Dean Henderson taas oo keentay in […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII