Man United Oo Badalka Jadon Sancho U Calaamadsatay Xiddig Baxsad Ka Ah Chelsea.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa dareenkeeda u jeedin doonto saxiixa xiddiga kooxda chelsea ee Chelsea Callum Hudson-Odoi hadii ay waayaan saxiixa xiddiga Jadon Sancho oo ah bartilmaameedkooda 1-aad. Man United ayaa maanta dalab Rasmi ah ka gudbisay saxiixa xiddiga iyaga oo Borussia Dortmund miiska u saaray dalab lacag 69 milyan oo euro laakiin dalabkaas […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII