Man United Oo Badalka Paul Pogba Calaamadsatay, Waa Xiddig Liverpool Lala Xidhiidhinayo.

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay u dhaqaaqayso saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Atletico Madrid Saul Niguez si ay ugu bedesho Paul Pogba xagaagan. Heshiisoa Pogba ee Man United ayaa dhici doona xagaaga dambe waxana uu xiddigu diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda Red Devils. Man United ayaa ka fiirsanaysa in ay […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII