Man United Oo Bar-Baro Ku Dhaafi Wayday Fulham & Red Devils Oo Guul La’aan Ah Kulankii 3-aad Oo Xidhiidh Ah Old Trafford.

Kooxda Man United ayaa bar-baro kala kulantay kooxda Fulham iyaga oo kulankii 3-aad oo xidhiidh ah aan wax guul ah ku gaadhin garoonkeeda Old Trafford kulan Premier League ah. Kulanka ayaa ahaa mid ay Man United si dar-dar leh ku bilaabatay ciyaarta iyaga oo fulham ku qaadayay weeraro ay ku doonayeen in ay natiijada dhankooda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII