Man United Oo Boos Cusub Ka Ciyaarsiinaysa Aaron Wan-Bissaka Hadii Ay La Soo Saxiixdaan Kieran Trippier

Daafaca Manchester United Aaron Wan-Bissaka ayaa lagu tijaabin doonaa daafaca dhexe kulamada isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub hadii ay kooxda dhameystirto saxiixa daafaca midig Kieran Trippier. Trippier oo 30 jir ah ayaa doonaya in uu ku biiro kooxda Man United suuqa xagaaga isaga oo haatanba bilaabay in uu guri raadis ka bilaabay magaalada Manchester. Kooxda […]
Source: .

Halkaan Riix Wararka Ciyaaraha

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

WARARKII